Selected
Original Text
Mahmud Muhammad Abduh
Abdullah Yusuf Ali
Abdul Majid Daryabadi
Abul Ala Maududi
Ahmed Ali
Ahmed Raza Khan
A. J. Arberry
Ali Quli Qarai
Hasan al-Fatih Qaribullah and Ahmad Darwish
Mohammad Habib Shakir
Mohammed Marmaduke William Pickthall
Muhammad Sarwar
Muhammad Taqi-ud-Din al-Hilali and Muhammad Muhsin Khan
Safi-ur-Rahman al-Mubarakpuri
Saheeh International
Talal Itani
Transliteration
Wahiduddin Khan
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.
78:1
عَمَّ يَتَسَآءَلُونَ
78:1
Maxay iska waydiinayaan (Gaaladu). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:2
عَنِ ٱلنَّبَإِ ٱلْعَظِيمِ
78:2
Warkii waynaa xaggiisa (Qiyayaamada ama Quraanka). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:3
ٱلَّذِى هُمْ فِيهِ مُخْتَلِفُونَ
78:3
Ay isku diiddanaayeen. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:4
كَلَّا سَيَعْلَمُونَ
78:4
Saas ma aha ee way ogaan donaan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:5
ثُمَّ كَلَّا سَيَعْلَمُونَ
78:5
Haddana way ogaandoonaan (wa xa ka dhaca). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:6
أَلَمْ نَجْعَلِ ٱلْأَرْضَ مِهَـٰدًا
78:6
Miyaannaan Dhulka gogol ka yeelin. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:7
وَٱلْجِبَالَ أَوْتَادًا
78:7
Buurahana Rukummo (ka yeelin). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:8
وَخَلَقْنَـٰكُمْ أَزْوَٰجًا
78:8
Miyannaan idinka Abuurina Noocyo. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:9
وَجَعَلْنَا نَوْمَكُمْ سُبَاتًا
78:9
Miyannaan Hurdada Raaxo idiinka dhigin. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:10
وَجَعَلْنَا ٱلَّيْلَ لِبَاسًا
78:10
Miyaannaan Habeenka asturaal idiinka dhigin. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:11
وَجَعَلْنَا ٱلنَّهَارَ مَعَاشًا
78:11
Miyaannaan Maalinta waqti shaqo idiinka dhigin. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:12
وَبَنَيْنَا فَوْقَكُمْ سَبْعًا شِدَادًا
78:12
Korkiinna miyaannaan ka dhisin Tooddoba xoog leh. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:13
وَجَعَلْنَا سِرَاجًا وَهَّاجًا
78:13
Miyaannaan dhexdeeda yeelin Sirraad aad u ifi (Qorraxda). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:14
وَأَنزَلْنَا مِنَ ٱلْمُعْصِرَٰتِ مَآءً ثَجَّاجًا
78:14
Waxaan idiinka soodajinnay daruuraha biyo badan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:15
لِّنُخْرِجَ بِهِۦ حَبًّا وَنَبَاتًا
78:15
Si aan ugu soo bixinno Midho iyo Daaq. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:16
وَجَنَّـٰتٍ أَلْفَافًا
78:16
Iyo Beero kulansan (badan). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:17
إِنَّ يَوْمَ ٱلْفَصْلِ كَانَ مِيقَـٰتًا
78:17
Maalinta kalabuxu waxay leedahay waqtu go'an. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:18
يَوْمَ يُنفَخُ فِى ٱلصُّورِ فَتَأْتُونَ أَفْوَاجًا
78:18
Waana Maalinta Suurka la afuufi ood u imanaysaan Kooxo. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:19
وَفُتِحَتِ ٱلسَّمَآءُ فَكَانَتْ أَبْوَٰبًا
78:19
Samadana waa la furi waxayna yeelan Albaabo. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:20
وَسُيِّرَتِ ٱلْجِبَالُ فَكَانَتْ سَرَابًا
78:20
Buurahana waa la kaxayn waxayna noqon Dhalanteed. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:21
إِنَّ جَهَنَّمَ كَانَتْ مِرْصَادًا
78:21
Naarta Jahannamana waxay u darbantahay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:22
لِّلطَّـٰغِينَ مَـَٔابًا
78:22
(Gaalada) Xadgudbay meelay u noqdaan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:23
لَّـٰبِثِينَ فِيهَآ أَحْقَابًا
78:23
Waxayna ku nagaan Dhexdeeda Sanooyin. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:24
لَّا يَذُوقُونَ فِيهَا بَرْدًا وَلَا شَرَابًا
78:24
Mana ku dhadhamiyaan dhexdeeda qabaw (ama Hurdo) ama Cabbid midna. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:25
إِلَّا حَمِيمًا وَغَسَّاقًا
78:25
Waxaan ahayn biyo kulul iyo Dhacaanka (ehlu Naarka). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:26
جَزَآءً وِفَاقًا
78:26
Waxaana lagu abaalmariyay si waafaqsan Camalkoodii. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:27
إِنَّهُمْ كَانُوا۟ لَا يَرْجُونَ حِسَابًا
78:27
Waxayna ahaayeen kuwa aan ka yaabaynin xisaab. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:28
وَكَذَّبُوا۟ بِـَٔايَـٰتِنَا كِذَّابًا
78:28
Waxayna beeniyeen Aayaadkannaga. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:29
وَكُلَّ شَىْءٍ أَحْصَيْنَـٰهُ كِتَـٰبًا
78:29
Wax walbana waxaan ku koobnay Kitaab. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:30
فَذُوقُوا۟ فَلَن نَّزِيدَكُمْ إِلَّا عَذَابًا
78:30
Ee dhadhamiya Caddibaad Gaalooy waxaan caddibaad ahayn idiin kordhinmaynee. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:31
إِنَّ لِلْمُتَّقِينَ مَفَازًا
78:31
Kuwa Eebe ka dhawrsada waxay leeyihiin liibaan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:32
حَدَآئِقَ وَأَعْنَـٰبًا
78:32
Beero iyo Cinabyana way heli. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:33
وَكَوَاعِبَ أَتْرَابًا
78:33
Waxayna Guursan Haween da'yar oo isle eg. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:34
وَكَأْسًا دِهَاقًا
78:34
Waxayna heli Cabbid wanaagsan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:35
لَّا يَسْمَعُونَ فِيهَا لَغْوًا وَلَا كِذَّٰبًا
78:35
Jannada kuma dhexmaqlaan hadal macna la'aan ah iyo is beenin midna. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:36
جَزَآءً مِّن رَّبِّكَ عَطَآءً حِسَابًا
78:36
Waa abaalmarin Eebe uu siiyay oo ku filan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:37
رَّبِّ ٱلسَّمَـٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضِ وَمَا بَيْنَهُمَا ٱلرَّحْمَـٰنِ ۖ لَا يَمْلِكُونَ مِنْهُ خِطَابًا
78:37
Eebaha Samada iyo Dhulka iyo waxa u dhexeeya waa Allaha Raxmaan ah, Hadal wax ku soocelinna ma jiro (Qiyaamada). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:38
يَوْمَ يَقُومُ ٱلرُّوحُ وَٱلْمَلَـٰٓئِكَةُ صَفًّا ۖ لَّا يَتَكَلَّمُونَ إِلَّا مَنْ أَذِنَ لَهُ ٱلرَّحْمَـٰنُ وَقَالَ صَوَابًا
78:38
Maalinta Jibriil iyo Malaa'igtu Saf istaagi wax hadli ma jiro Ruux Eebe idmo mooyee oo Hadal xaq ah ku hadla. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:39
ذَٰلِكَ ٱلْيَوْمُ ٱلْحَقُّ ۖ فَمَن شَآءَ ٱتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِۦ مَـَٔابًا
78:39
Maalintaasi waa sugantahay ee Ruuxii doona Eebe xaggiisa meeluu ku noqdo ha ka samaysto. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
78:40
إِنَّآ أَنذَرْنَـٰكُمْ عَذَابًا قَرِيبًا يَوْمَ يَنظُرُ ٱلْمَرْءُ مَا قَدَّمَتْ يَدَاهُ وَيَقُولُ ٱلْكَافِرُ يَـٰلَيْتَنِى كُنتُ تُرَٰبًۢا
78:40
Waxaannu idiinka digaynaa Cadibaad dhaw Maalinta uu arki Ruux walba waxay Gacmihiisu hor marsadeen, Gaalkuna uu dhihi Shallaytadaydee maan Carro noqdo. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)