Selected
Original Text
Mahmud Muhammad Abduh
Abdullah Yusuf Ali
Abdul Majid Daryabadi
Abul Ala Maududi
Ahmed Ali
Ahmed Raza Khan
A. J. Arberry
Ali Quli Qarai
Hasan al-Fatih Qaribullah and Ahmad Darwish
Mohammad Habib Shakir
Mohammed Marmaduke William Pickthall
Muhammad Sarwar
Muhammad Taqi-ud-Din al-Hilali and Muhammad Muhsin Khan
Safi-ur-Rahman al-Mubarakpuri
Saheeh International
Talal Itani
Transliteration
Wahiduddin Khan
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.
93:1
وَٱلضُّحَىٰ
93:1
Eebe wuxuu ku dhaartay Barqinka. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
93:2
وَٱلَّيْلِ إِذَا سَجَىٰ
93:2
Iyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
93:3
مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ
93:3
Inaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
93:4
وَلَلْـَٔاخِرَةُ خَيْرٌ لَّكَ مِنَ ٱلْأُولَىٰ
93:4
Aakharana kaaga khayr badan Aduunka. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
93:5
وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰٓ
93:5
Eebaana ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
93:6
أَلَمْ يَجِدْكَ يَتِيمًا فَـَٔاوَىٰ
93:6
Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
93:7
وَوَجَدَكَ ضَآلًّا فَهَدَىٰ
93:7
Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
93:8
وَوَجَدَكَ عَآئِلًا فَأَغْنَىٰ
93:8
Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
93:9
فَأَمَّا ٱلْيَتِيمَ فَلَا تَقْهَرْ
93:9
Ee Agoonta ha xoogin (hana dhihin). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
93:10
وَأَمَّا ٱلسَّآئِلَ فَلَا تَنْهَرْ
93:10
Ka wax su'aalina ha canaanan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
93:11
وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ
93:11
Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)