Selected
Original Text
Mahmud Muhammad Abduh
Abdullah Yusuf Ali
Abdul Majid Daryabadi
Abul Ala Maududi
Ahmed Ali
Ahmed Raza Khan
A. J. Arberry
Ali Quli Qarai
Hasan al-Fatih Qaribullah and Ahmad Darwish
Mohammad Habib Shakir
Mohammed Marmaduke William Pickthall
Muhammad Sarwar
Muhammad Taqi-ud-Din al-Hilali and Muhammad Muhsin Khan
Safi-ur-Rahman al-Mubarakpuri
Saheeh International
Talal Itani
Transliteration
Wahiduddin Khan
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.
77:1
وَٱلْمُرْسَلَـٰتِ عُرْفًا
77:1
Waxaan ku dhaartay Dabaysha wanaaga lala Diro. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:2
فَٱلْعَـٰصِفَـٰتِ عَصْفًا
77:2
iyo Dabaysha sida daran u dhabata. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:3
وَٱلنَّـٰشِرَٰتِ نَشْرًا
77:3
Iyo Dabaysha roobka kicisa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:4
فَٱلْفَـٰرِقَـٰتِ فَرْقًا
77:4
Iyo malaa'igta Xaqa iyo Baadilka kala Bixisa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:5
فَٱلْمُلْقِيَـٰتِ ذِكْرًا
77:5
iyo malaa'igta waxyiga soo Dajisa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:6
عُذْرًا أَوْ نُذْرًا
77:6
Si Dadka loo waaniyo looguna digo. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:7
إِنَّمَا تُوعَدُونَ لَوَٰقِعٌ
77:7
Ee waxa dadow Eebe ku Yaboohay wuu dhici. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:8
فَإِذَا ٱلنُّجُومُ طُمِسَتْ
77:8
Markase xiddiguhu Nuurku ka tago. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:9
وَإِذَا ٱلسَّمَآءُ فُرِجَتْ
77:9
Oo samadu Dildillaacdo. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:10
وَإِذَا ٱلْجِبَالُ نُسِفَتْ
77:10
Oo Buuraha la Rujiyo. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:11
وَإِذَا ٱلرُّسُلُ أُقِّتَتْ
77:11
Oo Rasuulladii la kulmiyo (iyo Dadkoodii). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:12
لِأَىِّ يَوْمٍ أُجِّلَتْ
77:12
Maalion wayn oo loo Qabtay Darteed. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:13
لِيَوْمِ ٱلْفَصْلِ
77:13
In dadka la kala Bixiyo Dartiis. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:14
وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا يَوْمُ ٱلْفَصْلِ
77:14
Maalinta kala Bixinta ma Taqaannaa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:15
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
77:15
Halaag wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:16
أَلَمْ نُهْلِكِ ٱلْأَوَّلِينَ
77:16
Miyaannaan Halaagin Ummadihii hore. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:17
ثُمَّ نُتْبِعُهُمُ ٱلْـَٔاخِرِينَ
77:17
Haddana Aannaan Raccinhaynin kuwii Dambe. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:18
كَذَٰلِكَ نَفْعَلُ بِٱلْمُجْرِمِينَ
77:18
Saasaana ku Falaynaa Dambiilayaasha. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:19
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
77:19
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:20
أَلَمْ نَخْلُقكُّم مِّن مَّآءٍ مَّهِينٍ
77:20
Miyaannaan Idinka Abuurin biyo tabar yar. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:21
فَجَعَلْنَـٰهُ فِى قَرَارٍ مَّكِينٍ
77:21
Markaasna yeellay meel ilaashan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:22
إِلَىٰ قَدَرٍ مَّعْلُومٍ
77:22
Tan iyo Muddo la yaqaanno. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:23
فَقَدَرْنَا فَنِعْمَ ٱلْقَـٰدِرُونَ
77:23
Annagaa wax Qaddarray, wax Qaddarana u Fiican. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:24
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
77:24
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:25
أَلَمْ نَجْعَلِ ٱلْأَرْضَ كِفَاتًا
77:25
Miyaanaan ka yeelin Dhulka kafaalaqaade. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:26
أَحْيَآءً وَأَمْوَٰتًا
77:26
Nolol iyo Geeriba. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:27
وَجَعَلْنَا فِيهَا رَوَٰسِىَ شَـٰمِخَـٰتٍ وَأَسْقَيْنَـٰكُم مَّآءً فُرَاتًا
77:27
Waxaana yeellay Dhulka Dhexdiisa buuro sugan oo waawayn, waxaana idinka Waraabinnay biyo macaan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:28
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
77:28
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:29
ٱنطَلِقُوٓا۟ إِلَىٰ مَا كُنتُم بِهِۦ تُكَذِّبُونَ
77:29
Aada gaalooy cadaabkii xaggiisa aad Beenin Jirteen. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:30
ٱنطَلِقُوٓا۟ إِلَىٰ ظِلٍّ ذِى ثَلَـٰثِ شُعَبٍ
77:30
Aada hoos (Qiiba naarta) oo saddex madax ah. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:31
لَّا ظَلِيلٍ وَلَا يُغْنِى مِنَ ٱللَّهَبِ
77:31
Oon hoosinayn, ololla (Kulaylna) wax ka tarayn. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:32
إِنَّهَا تَرْمِى بِشَرَرٍ كَٱلْقَصْرِ
77:32
Waxayna Naartu tuuri Dhimbilo daran ood Mooddo daar. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:33
كَأَنَّهُۥ جِمَـٰلَتٌ صُفْرٌ
77:33
Ama aad Mooddo geel madaw ah. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:34
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
77:34
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:35
هَـٰذَا يَوْمُ لَا يَنطِقُونَ
77:35
Taasina waa maalin aynan hadlaynin Dadku. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:36
وَلَا يُؤْذَنُ لَهُمْ فَيَعْتَذِرُونَ
77:36
Lamana idmo si Ay u cudurdaartaan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:37
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
77:37
Halaagna wuxuu u sugnaaday maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:38
هَـٰذَا يَوْمُ ٱلْفَصْلِ ۖ جَمَعْنَـٰكُمْ وَٱلْأَوَّلِينَ
77:38
Maalintan waa maalintii kala Bixinta, Waana idin kulminnay idinka iyo kuwii Horreeyayba. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:39
فَإِن كَانَ لَكُمْ كَيْدٌ فَكِيدُونِ
77:39
Ee Haddaad wax Dhagrikartaan i Dhagra. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:40
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
77:40
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:41
إِنَّ ٱلْمُتَّقِينَ فِى ظِلَـٰلٍ وَعُيُونٍ
77:41
Kuwa Eebe ka Dhawrsada waxay ku sugnaan hoos iyo ilo; - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:42
وَفَوَٰكِهَ مِمَّا يَشْتَهُونَ
77:42
(Waxayna Cuni) khudaartay Doonaan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:43
كُلُوا۟ وَٱشْرَبُوا۟ هَنِيٓـًٔۢا بِمَا كُنتُمْ تَعْمَلُونَ
77:43
Waxaana Lagu dhihi Cuna oo cabba Idinkoo shifaysan Camalkiinnii Dartiis. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:44
إِنَّا كَذَٰلِكَ نَجْزِى ٱلْمُحْسِنِينَ
77:44
Sasaana ku abaalMarinaynaa kuwa wanaagga fala. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:45
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
77:45
Halaagna wuxuu u Sugnaaday kuwa xaqa Beeniya. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:46
كُلُوا۟ وَتَمَتَّعُوا۟ قَلِيلًا إِنَّكُم مُّجْرِمُونَ
77:46
(Gaalada waxaa lagu Dhihi) Cuna oo Raaxaysta wax yar, waxaad tihiin Dambiilayaale; - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:47
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
77:47
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:48
وَإِذَا قِيلَ لَهُمُ ٱرْكَعُوا۟ لَا يَرْكَعُونَ
77:48
Markii la yidhaahdo Gaalada tukada ma tukadaan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:49
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
77:49
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
77:50
فَبِأَىِّ حَدِيثٍۭ بَعْدَهُۥ يُؤْمِنُونَ
77:50
Hadalkeebay Quraanka Dabadiis Rumaynhayaan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)