Selected
Original Text
Mahmud Muhammad Abduh
Abdullah Yusuf Ali
Abdul Majid Daryabadi
Abul Ala Maududi
Ahmed Ali
Ahmed Raza Khan
A. J. Arberry
Ali Quli Qarai
Hasan al-Fatih Qaribullah and Ahmad Darwish
Mohammad Habib Shakir
Mohammed Marmaduke William Pickthall
Muhammad Sarwar
Muhammad Taqi-ud-Din al-Hilali and Muhammad Muhsin Khan
Safi-ur-Rahman al-Mubarakpuri
Saheeh International
Talal Itani
Transliteration
Wahiduddin Khan
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.
104:1
وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ
104:1
Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan, - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
104:2
ٱلَّذِى جَمَعَ مَالًا وَعَدَّدَهُۥ
104:2
Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
104:3
يَحْسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخْلَدَهُۥ
104:3
Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
104:4
كَلَّا ۖ لَيُنۢبَذَنَّ فِى ٱلْحُطَمَةِ
104:4
Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
104:5
وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْحُطَمَةُ
104:5
Ma taqaannaa Xudhama. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
104:6
نَارُ ٱللَّهِ ٱلْمُوقَدَةُ
104:6
Waa Naarta Eebe ee la huriyay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
104:7
ٱلَّتِى تَطَّلِعُ عَلَى ٱلْأَفْـِٔدَةِ
104:7
Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
104:8
إِنَّهَا عَلَيْهِم مُّؤْصَدَةٌ
104:8
Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
104:9
فِى عَمَدٍ مُّمَدَّدَةٍۭ
104:9
Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)