Selected
Original Text
Mahmud Muhammad Abduh
Abdullah Yusuf Ali
Abdul Majid Daryabadi
Abul Ala Maududi
Ahmed Ali
Ahmed Raza Khan
A. J. Arberry
Ali Quli Qarai
Hasan al-Fatih Qaribullah and Ahmad Darwish
Mohammad Habib Shakir
Mohammed Marmaduke William Pickthall
Muhammad Sarwar
Muhammad Taqi-ud-Din al-Hilali and Muhammad Muhsin Khan
Safi-ur-Rahman al-Mubarakpuri
Saheeh International
Talal Itani
Transliteration
Wahiduddin Khan
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.
87:1
سَبِّحِ ٱسْمَ رَبِّكَ ٱلْأَعْلَى
87:1
Waynee Magaca Eebe ee Sarreeya. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:2
ٱلَّذِى خَلَقَ فَسَوَّىٰ
87:2
Eebaha abuuray khalqiga ekeeyayna. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:3
وَٱلَّذِى قَدَّرَ فَهَدَىٰ
87:3
Eebaha wax walba qaddaray Jidkana tusiyey. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:4
وَٱلَّذِىٓ أَخْرَجَ ٱلْمَرْعَىٰ
87:4
Eebaha soo bixiya Daaqa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:5
فَجَعَلَهُۥ غُثَآءً أَحْوَىٰ
87:5
Kana dhiga markaas ka dib caws ingagagan oo Madow. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:6
سَنُقْرِئُكَ فَلَا تَنسَىٰٓ
87:6
Waxaan kuu akhriyaynaa Quraanka halmaaminamaysid. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:7
إِلَّا مَا شَآءَ ٱللَّهُ ۚ إِنَّهُۥ يَعْلَمُ ٱلْجَهْرَ وَمَا يَخْفَىٰ
87:7
Wuxuu Eebe doono mooyee, Eebana waa ogyahay waxa muuqda iyo waxa qarsoonba. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:8
وَنُيَسِّرُكَ لِلْيُسْرَىٰ
87:8
Waxaana kuu fududaynhaynaa Waddo fiican. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:9
فَذَكِّرْ إِن نَّفَعَتِ ٱلذِّكْرَىٰ
87:9
Ee wax waani (Nabiyow) markay wax tari waanadu. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:10
سَيَذَّكَّرُ مَن يَخْشَىٰ
87:10
Waxaa waantoobi Ruuxa Eebe ka yaabee. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:11
وَيَتَجَنَّبُهَا ٱلْأَشْقَى
87:11
Waxaana ka fogaan waanada Ruuxa xune. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:12
ٱلَّذِى يَصْلَى ٱلنَّارَ ٱلْكُبْرَىٰ
87:12
Ee ah mid gali Naar wayn. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:13
ثُمَّ لَا يَمُوتُ فِيهَا وَلَا يَحْيَىٰ
87:13
Oon kuna dhimanayn dhexdeeda kuna noolanayn. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:14
قَدْ أَفْلَحَ مَن تَزَكَّىٰ
87:14
Waxaana liibaanay Ruuxii Daahir noqda. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:15
وَذَكَرَ ٱسْمَ رَبِّهِۦ فَصَلَّىٰ
87:15
magaca Eebana Xusa, Salaaddana tukada. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:16
بَلْ تُؤْثِرُونَ ٱلْحَيَوٰةَ ٱلدُّنْيَا
87:16
Saas ma'aha ee Dadku wuxuu doortay nolosha Adduunyo ee dhaw. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:17
وَٱلْـَٔاخِرَةُ خَيْرٌ وَأَبْقَىٰٓ
87:17
Aakhiraase khayr badan baaqina ah (hadhi). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:18
إِنَّ هَـٰذَا لَفِى ٱلصُّحُفِ ٱلْأُولَىٰ
87:18
Arrintaasuna waxay ku sugantahay Kutubtii hore. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
87:19
صُحُفِ إِبْرَٰهِيمَ وَمُوسَىٰ
87:19
Kutubtii (Nabi) Ibraahim iyo (Nabi) Muuse. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)