Selected
Original Text
Mahmud Muhammad Abduh
Abdullah Yusuf Ali
Abdul Majid Daryabadi
Abul Ala Maududi
Ahmed Ali
Ahmed Raza Khan
A. J. Arberry
Ali Quli Qarai
Hasan al-Fatih Qaribullah and Ahmad Darwish
Mohammad Habib Shakir
Mohammed Marmaduke William Pickthall
Muhammad Sarwar
Muhammad Taqi-ud-Din al-Hilali and Muhammad Muhsin Khan
Safi-ur-Rahman al-Mubarakpuri
Saheeh International
Talal Itani
Transliteration
Wahiduddin Khan
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.
94:1
أَلَمْ نَشْرَحْ لَكَ صَدْرَكَ
94:1
Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
94:2
وَوَضَعْنَا عَنكَ وِزْرَكَ
94:2
Oonaan ka dajinin culayskii. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
94:3
ٱلَّذِىٓ أَنقَضَ ظَهْرَكَ
94:3
dhabarka kaa cusleeyay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
94:4
وَرَفَعْنَا لَكَ ذِكْرَكَ
94:4
Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
94:5
فَإِنَّ مَعَ ٱلْعُسْرِ يُسْرًا
94:5
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
94:6
إِنَّ مَعَ ٱلْعُسْرِ يُسْرًا
94:6
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
94:7
فَإِذَا فَرَغْتَ فَٱنصَبْ
94:7
Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
94:8
وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَٱرْغَب
94:8
Eebana (Khayr) ka rajee. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)