Selected
                        Original Text
                        
                    
                
                    
                        Mahmud Muhammad Abduh
                        
                        
                        
                    
                
                Abdullah Yusuf Ali
Abdul Majid Daryabadi
Abul Ala Maududi
Ahmed Ali
Ahmed Raza Khan
A. J. Arberry
Ali Quli Qarai
Hasan al-Fatih Qaribullah and Ahmad Darwish
Mohammad Habib Shakir
Mohammed Marmaduke William Pickthall
Muhammad Sarwar
Muhammad Taqi-ud-Din al-Hilali and Muhammad Muhsin Khan
Safi-ur-Rahman al-Mubarakpuri
Saheeh International
Talal Itani
Transliteration
Wahiduddin Khan
                    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
                
                
                    In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.
                
            
                    81:1
                    إِذَا ٱلشَّمْسُ كُوِّرَتْ
                
                
                
                
                
                    81:1
                    Marka qorraxda la duubo (Qiyaamada).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:2
                    وَإِذَا ٱلنُّجُومُ ٱنكَدَرَتْ
                
                
                
                
                
                    81:2
                    Xiddiguhuna daataan (iyagoo Madow).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:3
                    وَإِذَا ٱلْجِبَالُ سُيِّرَتْ
                
                
                
                
                
                    81:3
                    Buurahana la kexeeyo (La rujiyo).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:4
                    وَإِذَا ٱلْعِشَارُ عُطِّلَتْ
                
                
                
                
                
                    81:4
                    Geelii rimmanaana la halleeyo.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:5
                    وَإِذَا ٱلْوُحُوشُ حُشِرَتْ
                
                
                
                
                
                    81:5
                    Dugaaggana la kulmiyo (Qisaas darteed).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:6
                    وَإِذَا ٱلْبِحَارُ سُجِّرَتْ
                
                
                
                
                
                    81:6
                    Badahana la kululeeyo.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:7
                    وَإِذَا ٱلنُّفُوسُ زُوِّجَتْ
                
                
                
                
                
                    81:7
                    Naf walbana Jidhkeedii lammaaneeyo.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:8
                    وَإِذَا ٱلْمَوْءُۥدَةُ سُئِلَتْ
                
                
                
                
                
                    81:8
                    Gabdhihii la xabaalnololiyayna la warsado.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:9
                    بِأَىِّ ذَنۢبٍ قُتِلَتْ
                
                
                
                
                
                    81:9
                    Maxaa dambi ah oo loo dilay.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:10
                    وَإِذَا ٱلصُّحُفُ نُشِرَتْ
                
                
                
                
                
                    81:10
                    Kutubta (camalkana) la fidiyo.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:11
                    وَإِذَا ٱلسَّمَآءُ كُشِطَتْ
                
                
                
                
                
                    81:11
                    Samadana la rujiyo.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:12
                    وَإِذَا ٱلْجَحِيمُ سُعِّرَتْ
                
                
                
                
                
                    81:12
                    Naarta Jaxiimana la huriyo.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:13
                    وَإِذَا ٱلْجَنَّةُ أُزْلِفَتْ
                
                
                
                
                
                    81:13
                    Jannadana la dhaweeyo.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:14
                    عَلِمَتْ نَفْسٌ مَّآ أَحْضَرَتْ
                
                
                
                
                
                    81:14
                    Waxay ogaan nafu waxay camal fashay.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:15
                    فَلَآ أُقْسِمُ بِٱلْخُنَّسِ
                
                
                
                
                
                    81:15
                    Waxaan ku dhaartay «huu Eebe yidhi» Xiddigaha Qarsooma (Maalintii).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:16
                    ٱلْجَوَارِ ٱلْكُنَّسِ
                
                
                
                
                
                    81:16
                    Ee socda iftiinka Qorraxdana ku qarsooma.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:17
                    وَٱلَّيْلِ إِذَا عَسْعَسَ
                
                
                
                
                
                    81:17
                    Iyo Habecnku markuu jeedsado.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:18
                    وَٱلصُّبْحِ إِذَا تَنَفَّسَ
                
                
                
                
                
                    81:18
                    Iyo subaxu markuu soo qaabilo.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:19
                    إِنَّهُۥ لَقَوْلُ رَسُولٍ كَرِيمٍ
                
                
                
                
                
                    81:19
                    Ee Quraanku waa hadalka Eebe, Soona raray Malag sharaf lah.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:20
                    ذِى قُوَّةٍ عِندَ ذِى ٱلْعَرْشِ مَكِينٍ
                
                
                
                
                
                    81:20
                    Xoogna leh Eeba agtiisana Daraja ku leh.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:21
                    مُّطَاعٍ ثَمَّ أَمِينٍ
                
                
                
                
                
                    81:21
                    Laguna addeeco halkaas aaminna ah.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:22
                    وَمَا صَاحِبُكُم بِمَجْنُونٍ
                
                
                
                
                
                    81:22
                    Saaxiibkiinna (Nabiguna) ma aha ku waalan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:23
                    وَلَقَدْ رَءَاهُ بِٱلْأُفُقِ ٱلْمُبِينِ
                
                
                
                
                
                    81:23
                    Horaybuuna ugn arkay Jibriil Jahadii Caddayd (Bariga Maka).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:24
                    وَمَا هُوَ عَلَى ٱلْغَيْبِ بِضَنِينٍ
                
                
                
                
                
                    81:24
                    Nabiguna ma aha Ruux lugu shakiyo waxa Maqan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:25
                    وَمَا هُوَ بِقَوْلِ شَيْطَـٰنٍ رَّجِيمٍ
                
                
                
                
                
                    81:25
                    Qaraankuna ma aha hadal shaydaan la fogeeyay.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:26
                    فَأَيْنَ تَذْهَبُونَ
                
                
                
                
                
                    81:26
                    Ee xaggeed Gaalooy aadaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:27
                    إِنْ هُوَ إِلَّا ذِكْرٌ لِّلْعَـٰلَمِينَ
                
                
                
                
                
                    81:27
                    Quraankuna waxaan waanada caalamka ahayn ina aha (waa waano).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:28
                    لِمَن شَآءَ مِنكُمْ أَن يَسْتَقِيمَ
                
                
                
                
                
                    81:28
                    Ruuxii doona inuu toosnaado (yuuna u yahay).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    81:29
                    وَمَا تَشَآءُونَ إِلَّآ أَن يَشَآءَ ٱللَّهُ رَبُّ ٱلْعَـٰلَمِينَ
                
                
                
                
                
                    81:29
                    Waxna ma dooni kartaan in Eebaha Caalamku doona mooyec.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)