Selected
                        Original Text
                        
                    
                
                    
                        Mahmud Muhammad Abduh
                        
                        
                        
                    
                
                Abdullah Yusuf Ali
Abdul Majid Daryabadi
Abul Ala Maududi
Ahmed Ali
Ahmed Raza Khan
A. J. Arberry
Ali Quli Qarai
Hasan al-Fatih Qaribullah and Ahmad Darwish
Mohammad Habib Shakir
Mohammed Marmaduke William Pickthall
Muhammad Sarwar
Muhammad Taqi-ud-Din al-Hilali and Muhammad Muhsin Khan
Safi-ur-Rahman al-Mubarakpuri
Saheeh International
Talal Itani
Transliteration
Wahiduddin Khan
                    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
                
                
                    In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.
                
            
                    55:1
                    ٱلرَّحْمَـٰنُ
                
                
                
                
                
                    55:1
                    (Eebaha) Raxmaan ah.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:2
                    عَلَّمَ ٱلْقُرْءَانَ
                
                
                
                
                
                    55:2
                    Wuxuu baray (Nabiga iyo dadka kalaba) Quraanka.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:3
                    خَلَقَ ٱلْإِنسَـٰنَ
                
                
                
                
                
                    55:3
                    Dadkana wuu abuuray.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:4
                    عَلَّمَهُ ٱلْبَيَانَ
                
                
                
                
                
                    55:4
                    Wuxuuna baray dadka (Hadalka).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:5
                    ٱلشَّمْسُ وَٱلْقَمَرُ بِحُسْبَانٍ
                
                
                
                
                
                    55:5
                    Qorraxda iyo dayaxuna waxay ku socdaan xisaab.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:6
                    وَٱلنَّجْمُ وَٱلشَّجَرُ يَسْجُدَانِ
                
                
                
                
                
                    55:6
                    Xiddigga iyo Geedkuba way Sujuudaan (Eebe Dartiis).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:7
                    وَٱلسَّمَآءَ رَفَعَهَا وَوَضَعَ ٱلْمِيزَانَ
                
                
                
                
                
                    55:7
                    Samadana Eebaa koryeelay, Garsoorna wuu dajiyay.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:8
                    أَلَّا تَطْغَوْا۟ فِى ٱلْمِيزَانِ
                
                
                
                
                
                    55:8
                    Si aydaan uga gudbin Caddaaladda.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:9
                    وَأَقِيمُوا۟ ٱلْوَزْنَ بِٱلْقِسْطِ وَلَا تُخْسِرُوا۟ ٱلْمِيزَانَ
                
                
                
                
                
                    55:9
                    Miisaanka ku hagaajiya Caddaalad, hana nuqaamininna.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:10
                    وَٱلْأَرْضَ وَضَعَهَا لِلْأَنَامِ
                
                
                
                
                
                    55:10
                    Dhulkana Eebe wuxuu u dajiyay khalqiga.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:11
                    فِيهَا فَـٰكِهَةٌ وَٱلنَّخْلُ ذَاتُ ٱلْأَكْمَامِ
                
                
                
                
                
                    55:11
                    Dhexdiisa waxaa ah Faakihad (khudaar) iyo Timir Fiido leh.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:12
                    وَٱلْحَبُّ ذُو ٱلْعَصْفِ وَٱلرَّيْحَانُ
                
                
                
                
                
                    55:12
                    Xubuubna (midho) ball leh iyo udgoona wuu abuuray.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:13
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:13
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan (Insi iyo Jinniyow).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:14
                    خَلَقَ ٱلْإِنسَـٰنَ مِن صَلْصَـٰلٍ كَٱلْفَخَّارِ
                
                
                
                
                
                    55:14
                    Dadka Eebaa ka abuuray dhoobo Jilay oo kale ah.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:15
                    وَخَلَقَ ٱلْجَآنَّ مِن مَّارِجٍ مِّن نَّارٍ
                
                
                
                
                
                    55:15
                    Jaankana wuxuu ka abuuray ololka Naarta.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:16
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:16
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:17
                    رَبُّ ٱلْمَشْرِقَيْنِ وَرَبُّ ٱلْمَغْرِبَيْنِ
                
                
                
                
                
                    55:17
                    Ilaaheen waa Eebaha Labada Qorrax ka soo bax iyo Labada Qorrax u dhac.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:18
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:18
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:19
                    مَرَجَ ٱلْبَحْرَيْنِ يَلْتَقِيَانِ
                
                
                
                
                
                    55:19
                    Eebe waan kan Labada Badood dariseeyey iyagoo kulmi.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:20
                    بَيْنَهُمَا بَرْزَخٌ لَّا يَبْغِيَانِ
                
                
                
                
                
                    55:20
                    Dhexdoodana yeelay soohdin (kala reebta) iskumana xadgudbaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:21
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:21
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:22
                    يَخْرُجُ مِنْهُمَا ٱللُّؤْلُؤُ وَٱلْمَرْجَانُ
                
                
                
                
                
                    55:22
                    Waxaa lagala baxaa Baddaas Lu'Lu'iyo Murjaan (Jawhar).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:23
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:23
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:24
                    وَلَهُ ٱلْجَوَارِ ٱلْمُنشَـَٔاتُ فِى ٱلْبَحْرِ كَٱلْأَعْلَـٰمِ
                
                
                
                
                
                    55:24
                    Eebe waxaa u sugnaaday Doomaha socda Badda oo Buuro la mid ah.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:25
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:25
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:26
                    كُلُّ مَنْ عَلَيْهَا فَانٍ
                
                
                
                
                
                    55:26
                    Dhammaan waxa (Dhulka) korkiisa ah wuu tagi.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:27
                    وَيَبْقَىٰ وَجْهُ رَبِّكَ ذُو ٱلْجَلَـٰلِ وَٱلْإِكْرَامِ
                
                
                
                
                
                    55:27
                    Waxaase hadhi Eebaha wayn ee sharafta leh.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:28
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:28
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:29
                    يَسْـَٔلُهُۥ مَن فِى ٱلسَّمَـٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضِ ۚ كُلَّ يَوْمٍ هُوَ فِى شَأْنٍ
                
                
                
                
                
                    55:29
                    Waxaa Eebe wax waydiista Samada iyo Dhulka waxa ku sugan, goorwalbana wuxuu maamuli arrin.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:30
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:30
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:31
                    سَنَفْرُغُ لَكُمْ أَيُّهَ ٱلثَّقَلَانِ
                
                
                
                
                
                    55:31
                    Waana idin xisaabin si dhab ah Insi iyo Jinniyow.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:32
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:32
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:33
                    يَـٰمَعْشَرَ ٱلْجِنِّ وَٱلْإِنسِ إِنِ ٱسْتَطَعْتُمْ أَن تَنفُذُوا۟ مِنْ أَقْطَارِ ٱلسَّمَـٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضِ فَٱنفُذُوا۟ ۚ لَا تَنفُذُونَ إِلَّا بِسُلْطَـٰنٍ
                
                
                
                
                
                    55:33
                    Jinni iyo Insiyow haddaad kartaan inaad ka baxdaan Samada Hajooyinkooda iyo Dhulka ka baxa, kamana bixikartaan xujo la'aan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:34
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:34
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:35
                    يُرْسَلُ عَلَيْكُمَا شُوَاظٌ مِّن نَّارٍ وَنُحَاسٌ فَلَا تَنتَصِرَانِ
                
                
                
                
                
                    55:35
                    Eebe (hadduu doono) wuxuu idinku diri Olol Naar ah, iyo Maar (la dhalaaliyay) umana gargaarsanaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:36
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:36
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:37
                    فَإِذَا ٱنشَقَّتِ ٱلسَّمَآءُ فَكَانَتْ وَرْدَةً كَٱلدِّهَانِ
                
                
                
                
                
                    55:37
                    Markay Samadu dillaacdo oy noqoto ubax guduudan oo subag la mid ah (dhalaasho) markaas dadkaa la abaalmarin).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:38
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:38
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:39
                    فَيَوْمَئِذٍ لَّا يُسْـَٔلُ عَن ذَنۢبِهِۦٓ إِنسٌ وَلَا جَآنٌّ
                
                
                
                
                
                    55:39
                    Maalintaas Ruux la warsan dambigiisa Insi iyo Jinniba ma jiro.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:40
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:40
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:41
                    يُعْرَفُ ٱلْمُجْرِمُونَ بِسِيمَـٰهُمْ فَيُؤْخَذُ بِٱلنَّوَٰصِى وَٱلْأَقْدَامِ
                
                
                
                
                
                    55:41
                    Dambiilayaasha waxaa lagu aqoonsan astaamahooda, waxaana la qaban Foodda iyo gommadaha (Naartaana lagu tuuri).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:42
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:42
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan,  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:43
                    هَـٰذِهِۦ جَهَنَّمُ ٱلَّتِى يُكَذِّبُ بِهَا ٱلْمُجْرِمُونَ
                
                
                
                
                
                    55:43
                    Tani waa Jahannamadii ay beeniyeen Dambiilayaashu (yaa lagu dhihi).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:44
                    يَطُوفُونَ بَيْنَهَا وَبَيْنَ حَمِيمٍ ءَانٍ
                
                
                
                
                
                    55:44
                    Waxay ku meereysan Jahannamo iyo biyo kulayl daran dhexdooda.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:45
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:45
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:46
                    وَلِمَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِۦ جَنَّتَانِ
                
                
                
                
                
                    55:46
                    Ruuxii ka yaaba Eebe hor istaaggiisa wuxuu mudan Laba Janno.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:47
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:47
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:48
                    ذَوَاتَآ أَفْنَانٍ
                
                
                
                
                
                    55:48
                    Jannooyinkaas oo midabyo leh (iyo Laamo).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:49
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:49
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:50
                    فِيهِمَا عَيْنَانِ تَجْرِيَانِ
                
                
                
                
                
                    55:50
                    Waxaa laga helaa ilo socda.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:51
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:51
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:52
                    فِيهِمَا مِن كُلِّ فَـٰكِهَةٍ زَوْجَانِ
                
                
                
                
                
                    55:52
                    Waxaa laga helaa nooc kasta oo Faakiha ah (Khudaar ah).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:53
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:53
                    Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:54
                    مُتَّكِـِٔينَ عَلَىٰ فُرُشٍۭ بَطَآئِنُهَا مِنْ إِسْتَبْرَقٍ ۚ وَجَنَى ٱلْجَنَّتَيْنِ دَانٍ
                
                
                
                
                
                    55:54
                    Waxay ku dangiigsan (ehlu Jannuhu) Gogol ay tahay hoosteedo istabraq (xariir) Midhaha Jannooyinku waa u dhawyihiin.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:55
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:55
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:56
                    فِيهِنَّ قَـٰصِرَٰتُ ٱلطَّرْفِ لَمْ يَطْمِثْهُنَّ إِنسٌ قَبْلَهُمْ وَلَا جَآنٌّ
                
                
                
                
                
                    55:56
                    Jannooyinka iyo Firaashka waxaa ku sugan Haween Indha waawayn oo dhawrsoon oosan taabanin horay Insi iyo Jinni midna.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:57
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:57
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:58
                    كَأَنَّهُنَّ ٱلْيَاقُوتُ وَٱلْمَرْجَانُ
                
                
                
                
                
                    55:58
                    Waxaad moodaa Haweenkaas Yaaquut iyo Murjaan (Jawhar midab leh).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:59
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:59
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:60
                    هَلْ جَزَآءُ ٱلْإِحْسَـٰنِ إِلَّا ٱلْإِحْسَـٰنُ
                
                
                
                
                
                    55:60
                    Wanaag abaalkiisu soo wanaag ma aha.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:61
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:61
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:62
                    وَمِن دُونِهِمَا جَنَّتَانِ
                
                
                
                
                
                    55:62
                    Waxay heli Labadaas Janno ka sokow kuwa kale.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:63
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:63
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:64
                    مُدْهَآمَّتَانِ
                
                
                
                
                
                    55:64
                    Waana Laba Jannoo madow (cagaaran).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:65
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:65
                    Nicmooyinka Eebe teebad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:66
                    فِيهِمَا عَيْنَانِ نَضَّاخَتَانِ
                
                
                
                
                
                    55:66
                    Waxaa dhexdeeda ah Laba ilood oo burqan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:67
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:67
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:68
                    فِيهِمَا فَـٰكِهَةٌ وَنَخْلٌ وَرُمَّانٌ
                
                
                
                
                
                    55:68
                    Dhexdooda waxaa ah Faakihad (khudrad) iyo Timir iyo Rummaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:69
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:69
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:70
                    فِيهِنَّ خَيْرَٰتٌ حِسَانٌ
                
                
                
                
                
                    55:70
                    Dhexdooda waxaa ah Haween khayr leh oo Quruxsan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:71
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:71
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:72
                    حُورٌ مَّقْصُورَٰتٌ فِى ٱلْخِيَامِ
                
                
                
                
                
                    55:72
                    Waa Haween Indhacad oo Gurigooda jooga.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:73
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:73
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:74
                    لَمْ يَطْمِثْهُنَّ إِنسٌ قَبْلَهُمْ وَلَا جَآنٌّ
                
                
                
                
                
                    55:74
                    Waa Haween uusan horay u taabanin Insi iyo Jinni midna.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:75
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:75
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:76
                    مُتَّكِـِٔينَ عَلَىٰ رَفْرَفٍ خُضْرٍ وَعَبْقَرِىٍّ حِسَانٍ
                
                
                
                
                
                    55:76
                    Waxayna ehlu-Jannuhu ku dangiigsan Barkimo cagaaran iyo Gogol Quruxsan,  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:77
                    فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
                
                
                
                
                
                    55:77
                    Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    55:78
                    تَبَـٰرَكَ ٱسْمُ رَبِّكَ ذِى ٱلْجَلَـٰلِ وَٱلْإِكْرَامِ
                
                
                
                
                
                    55:78
                    Waxaa barakadiisu badnaatay Magaca Eebaha wayn ee shrafta leh.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)