Selected
                        Original Text
                        
                    
                
                    
                        Mahmud Muhammad Abduh
                        
                        
                        
                    
                
                Abdullah Yusuf Ali
Abdul Majid Daryabadi
Abul Ala Maududi
Ahmed Ali
Ahmed Raza Khan
A. J. Arberry
Ali Quli Qarai
Hasan al-Fatih Qaribullah and Ahmad Darwish
Mohammad Habib Shakir
Mohammed Marmaduke William Pickthall
Muhammad Sarwar
Muhammad Taqi-ud-Din al-Hilali and Muhammad Muhsin Khan
Safi-ur-Rahman al-Mubarakpuri
Saheeh International
Talal Itani
Transliteration
Wahiduddin Khan
                    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
                
                
                    In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.
                
            
                    99:1
                    إِذَا زُلْزِلَتِ ٱلْأَرْضُ زِلْزَالَهَا
                
                
                
                
                
                    99:1
                    Marka DHulka la gilgilo.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    99:2
                    وَأَخْرَجَتِ ٱلْأَرْضُ أَثْقَالَهَا
                
                
                
                
                
                    99:2
                    Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    99:3
                    وَقَالَ ٱلْإِنسَـٰنُ مَا لَهَا
                
                
                
                
                
                    99:3
                    Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    99:4
                    يَوْمَئِذٍ تُحَدِّثُ أَخْبَارَهَا
                
                
                
                
                
                    99:4
                    Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    99:5
                    بِأَنَّ رَبَّكَ أَوْحَىٰ لَهَا
                
                
                
                
                
                    99:5
                    Maxaayeelay Eebaa u waxyooday.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    99:6
                    يَوْمَئِذٍ يَصْدُرُ ٱلنَّاسُ أَشْتَاتًا لِّيُرَوْا۟ أَعْمَـٰلَهُمْ
                
                
                
                
                
                    99:6
                    Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    99:7
                    فَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ خَيْرًا يَرَهُۥ
                
                
                
                
                
                    99:7
                    Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    99:8
                    وَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ شَرًّا يَرَهُۥ
                
                
                
                
                
                    99:8
                    Kiise wax yar oo shar fala wuu arki.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)