Selected

Original Text
Mahmud Muhammad Abduh

Available Translations

105 Al-Fīl ٱلْفِيل

< Previous   5 Āyah   The Elephant      Next >  

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.

105:1 أَلَمْ تَرَ كَيْفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصْحَـٰبِ ٱلْفِيلِ
105:1 Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii». - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

105:2 أَلَمْ يَجْعَلْ كَيْدَهُمْ فِى تَضْلِيلٍ
105:2 Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

105:3 وَأَرْسَلَ عَلَيْهِمْ طَيْرًا أَبَابِيلَ
105:3 Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

105:4 تَرْمِيهِم بِحِجَارَةٍ مِّن سِجِّيلٍ
105:4 Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

105:5 فَجَعَلَهُمْ كَعَصْفٍ مَّأْكُولٍۭ
105:5 Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)