Selected
                        Original Text
                        
                    
                
                    
                        Mahmud Muhammad Abduh
                        
                        
                        
                    
                
                Abdullah Yusuf Ali
Abdul Majid Daryabadi
Abul Ala Maududi
Ahmed Ali
Ahmed Raza Khan
A. J. Arberry
Ali Quli Qarai
Hasan al-Fatih Qaribullah and Ahmad Darwish
Mohammad Habib Shakir
Mohammed Marmaduke William Pickthall
Muhammad Sarwar
Muhammad Taqi-ud-Din al-Hilali and Muhammad Muhsin Khan
Safi-ur-Rahman al-Mubarakpuri
Saheeh International
Talal Itani
Transliteration
Wahiduddin Khan
                    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
                
                
                    In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.
                
            
                    102:1
                    أَلْهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ
                
                
                
                
                
                    102:1
                    Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid),  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    102:2
                    حَتَّىٰ زُرْتُمُ ٱلْمَقَابِرَ
                
                
                
                
                
                    102:2
                    Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    102:3
                    كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ
                
                
                
                
                
                    102:3
                    Saas ma aha ee waad ogaandoontaan.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    102:4
                    ثُمَّ كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ
                
                
                
                
                
                    102:4
                    Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    102:5
                    كَلَّا لَوْ تَعْلَمُونَ عِلْمَ ٱلْيَقِينِ
                
                
                
                
                
                    102:5
                    Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta).  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    102:6
                    لَتَرَوُنَّ ٱلْجَحِيمَ
                
                
                
                
                
                    102:6
                    Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima,  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    102:7
                    ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ ٱلْيَقِينِ
                
                
                
                
                
                    102:7
                    Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
                
                
                
                
                
                    102:8
                    ثُمَّ لَتُسْـَٔلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ
                
                
                
                
                
                    102:8
                    Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii.  - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)